Durbaan Ka li Tuma 作词 : Waayaha Cusub/Martin "Doc" McKinney/Sidney Royel Selby III 作曲 : Waayaha Cusub/Martin "Doc" McKinney/Sidney Royel Selby III You give me butterflies, yeah I just want it around you Dookhaygi baad tahay Waa ku doonaya Dawad ii tahoo Wan ku doorbidaayaa Daakirada subaxdii Habeenkoo bar dumay baa Cishqi igu da'aayoo Igu soo darooraa Waxan dhibka kaga durka Oo aan kuba dakeeyaa Isku duubanantee Ma isku sii danbayna Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Daryeelbay idintahee Ku dadaala Nafta waa u dabiibee Ka danbeeya You give me butterflies, yeah I just want it around you You give me butterflies, yeah I just want it around you Askin' for a replay, 'cause the funky sound I'm tryna break the country, y'all, 'cause my country's wild Stack the dollar, stack the comma 'Bout to **** the streets up, better ask somebody 'Bout to **** the beat up, better ask somebody Then I **** the club up, better ask the party Let Desiigner spin ya block up with a couple choppers Throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters They was talking, they was poppin', they can never stop us Sipping lean, I twist it up with the dirty Fanta You give me butterflies, yeah Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Daryeelbay idintahee Ku dadaala Nafta waa u dabiibee Ka danbeeya Falisey is daji Dacad ban wali ahay Darensanow Docna kama an Marin Dabacsanow Dalkiibana tagayna Ha diidin Xamar ban dagayna Diyar garow Doolo iyo hawd Wabiyada durduraya Damaashad Dalagyada baxaya Daalo iyo sheekh Nolol aan dakayne Ku diirso Dookhu waa adi Kaama daalo abid Aragaaga dahabo Ku diirsadaa Falisey ha dudin Ha didin Hana durkin Ha i diidin Dalabkayga maqalo Adecsanow Cishqigad darentana Anba wuu i daaraye Dawo waa adige Igu soo durug Waan ku daneeyaa Waan ku doonaya Waan ka danbeeya Waan ku daneeyaa Waan ku doonaya Waan ka danbeeya Daris kaalay ii noqo Ubad daadahayne Aan wada dagne Daris kaalay ii noqo Ubad daadahayne Aan wada dagne Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Daryeelbay idintahee Ku dadaala Nafta waa u dabiibee Ka danbeeya Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Durbanka ii tuma Sacabkana ku dara Daryeelbay idintahee Ku dadaala Nafta waa u dabiibee Ka danbeeya You give me butterflies, yeah I just want it around you You give me butterflies, yeah Give me, give me, give, give me, give me, yeah